Wednesday, April 17, 2024
HomeWararkaHay’adaha Maraykanka Oo Loo Fasaxay Inay Xidhiidh Toos Ah La Samaystaan Taiwan...

Hay’adaha Maraykanka Oo Loo Fasaxay Inay Xidhiidh Toos Ah La Samaystaan Taiwan Iyo Shiinaha Oo Ka Cadhooday

Dawlada Maraykanka ayaa sanado kadib xayiraado badan ka qaadayaa jasiiradda Taywan, sida uu sheegay xoghayaha arimaha dibadda ee dalka Maraykanku.

Dhammaan hay’adaha Maraykanka ayaa loo fasaxayaa in ay xidhiidh toos ah iyo wada shaqayn la yeelayn karaan hay’adaha dhigooda ah ee Taywan.

Waa tallaabo mar kale ka cadhaysiinaysa dalweynaha Shiinaha oo sheegta jasiiradan, balse aan maamulin.

Washigton waxay go’aankan ku dhawaaqday xili Trump ay maalmo kooban uga hadheen xafiiska, isla markaana aan la ogayn siyaasadaha maamulka xiga ee Joe Biden.

Dawladda Taywan waxay si diiran usoo dhawaysay go’aanka dawladda Maraykanka.

“Sanado go’doon ah ayaa la qaaday, waxay u tahay maalin wayn xidhiidhkeena laba geesoodka ah” ayay tidhi danjiraha Taywan u fadhida Washington.

Dhanka kale Wasaaradda arimaha dibadda dalka Taiwan ayaa soo dhawaysay warka kazoo baxay dalka maraykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir
Exit mobile version