Thursday, March 28, 2024
HomeWararkaDAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda...

DAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda Waxbarasho!

Maamulaha madarasada Al Aqsa ee Degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay kaalinta waxbarasho ee madarasada iyo doorka ay ka qaadato waxbarashada degmada sida barista ardayda xafidka Quraanka kariimka ah iyo Arimaha diiniga.

Sidoo kale maamulaha madarasada Al Aqsa ayaa ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay madarasadu si kor loogu qaadi tayada waxbarshada ee madarasada Al Aqsa.

Dhanka kale Maamule Khadar ayaa ka waramay sooyaalkii madarasada Al Aqsa oo uu aas aaskeeda lahaa Alle Ha,unaxariistee Axmed Xuseen Kooshin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version