fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaMusharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah...

Musharax Khadar Qoor-gaab oo Agab Ciyaareed Ugu Deeqay Koox Kubada Cagta Ah oo Ka Dhisan Hargeysa

    

Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u taagan doorashada golaha Deegaanka Hargeysa ayaa maanta agab kubadeed ugu deeqay kooxda Elman oo ka mid ah kooxahaa kubada Cagta ee heerka labaad oo ka dhisan degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa.

Waxana ugu horayn madasha ka hadley qaar ka mid ah Ciyaartooyga kooxda Elman iyagoona musharax Khadar Qoorgaab uga mahad Celiyay agabka Ciyaareed ee uu ugu deeqay.

Sidoo kale, waxaa iyaganu goobta hadal ka jeediyay qaar ka mid ah Odayaasha Degmada Axmed Dhagax.

Musharax Khadar Qoorgaab oo isna gaba-gabadii madasha hadal ka jeediyay ayaa sheegay in sababta uu isku sharaxay ay ka mid tahay dhiiri gelinta Dhalinyarada, isagoona balanqaaday in uu ka qayb qaadanayo horumarka dhalinyarada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)