fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaCabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda...

Cabdi Xaashi oo Ku Gacansaydhay Go’aankii Doorashada Ee Ka Soo Baxay Xukuumadda Soomaaliya

    

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku gacansadhay go’aankii doorashada ee ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya ee ahaa in la qaban doono doorashada iyadoo wali uu taagan yahay khilaaf ku aadan doorashada.

Cabdi Xaashi ayaa ka digay cawaaqib xumo ka dhalan karta, haddii la qabto doorasho aan hehsiis lagu wada ahayn.

“Wa nasiib darro weyn oo xukumaddu ku dhawaaqda in dalku doorasho galaya iyadoo aan wali wax xal ah laga gaadhin tabashooyinka laga keenay guddiyada doorashada lagu muransan yahay, doorashada xildhibaanada ka soo jeeda Somalialnd, khilaafka ka taagan gobolka Gedo iyo arrimaha kale ee la xidhiidha maamulka iyo habraacyada loo marayo doorasho laysku waafaqsan yahay oo dalka oo dhan isku mar ka dhacda”,ayaa lagu yidhi qoralka oo la sheegay inay ku midaysan yihiin siyaasiinta, dhaqanka iyo waxgaradka ka soo jeeda Somaliland.

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ay shalay ku dhowaaqaday in xukumaddu go’aansatay qabashada doorashada dalka, si aan dadka Soomaaliya looga lumin wakhti kale, iyadoo buu yidhi aan cidna loo joojin doonin.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)