fbpx
Friday, March 29, 2024
HomeWararkaSomaliland oo Yeelanaysa 11 Dekeddood iyo Hay’addaha Dekeddaha oo La Aasaasayo

Somaliland oo Yeelanaysa 11 Dekeddood iyo Hay’addaha Dekeddaha oo La Aasaasayo

    

Mudaneyaasha golaha Wakiillada Somaliland, ayaa loo qaybiyey Xeerka Dekeddaha Somaliland, kaas oo ay ka dooddi doonaan Xildhibaannadu maalmaha soo socda.

Xildhibaan Maxamuud Axmed Obsiiye oo ka mid ah guddoomiye ku xigeenka guddida dhaqaalaha ee golaha Wakiillada, ayaa golaha warbixin ka siiyey Xeerkan, isaga oo xusay in uu aasaasayo Hay’adda Dekeddaha Somaliland, oo ka kooban 9 xubnood oo Madaxweynuhu magacaabi doono, isla markaana uu awood u leeyahay in uu xilka ka qàado.

Sidoo kale, Xeerkan ayaa lagu xusay in ay Somaliland, yeelan doono 11- Dekeddood oo taxan Saylac Illaa Ceelaayo inta u dhaxaysa.

Dekeddahan, ayaa waxa ay noqon doonaan Deegaannada Xeebta ku taalla ee Saylac, Lughaya, Bulaxaar, Berbera, Ceel-daraad, Karin, Conqor, Ruguuda, Shalacow, Xiis, Maydh, Carsho, Laasqoray iyo Ceelaayo.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)