fbpx
Friday, April 19, 2024
HomeWararkaTaliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska...

Taliye Ka Tirsan Ciidanka Dab-demiska Somaliland oo Ka Degay Muqdisho iyo Taliska Ciidanka oo War Ka Soo Saaray

Taliye Ka Tirsan Ciidanka

    

Taliska ciidanka Dabdamiska Somaliland, ayaa war ka soo saaray wararka sheegay in Taliye ku xigeenkii ciidanka Dabdamisku uu tagay magaalada Muqdisho.

War-murtiyeed ka soo baxay Ciidanka Dabdamiska Somliland oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Warbaahinta Hargeisapress, ayaa lagu sheegay in Taliye ku xigeenku ka hor intii aanu Muqdisho ka degin shaqada laga Ruqseyay, waxaaan ay intaas ku dareen in uu ku fashilmay arrimo dhowr ah oo ka mid ah shaqada Ciidanka Dabdamiska Somaliland.

“Ciidanka Dab-demiska Qaranka Somaliland wuxuu halkan kaga jawaabayaa hadalo iyo qoraalo ay baahinayeen qaar ka mida warbaahinta Somaliland, kaas oo ku saabsanaa in Cabdixamiid Faarax Iidle, oo ka tirsan ciidanka Dab-demiska Somaliland uu tagay magaalada Muqdisho.

Hadaba Ciidanka Dab-demisku wuxuu halkan ka caddaynayaa in Cabdixamiid Faarax Iidle si toosa looga ruqseeyay ciidanka muddo hore”.

Hoos ka akhriso War-murtiyeedka

No photo description available.Image may contain: text that says 'URIYADDASOMALILAND CIDANKADAB-DEMISKAQARANKA NATIONAL FIRE Dab-demiska waxaanu bayaaminaynaa in aanu gabi ahaanba muddo ka tirsanayn ciidanka Dabdemiska JSL. Waxaa suaal ah Muqdishadu ma wexey tahay meel bahalo galeen ah 00 wax yur yidhaahdaba aan haysanin? Mase ogyahay Muqdishaduba isaga iyo qeyrkiiba ayka horeysa aanu dheyel dheyel iyo waxaan baan ahaan jirey umeysaneynin? Shimbirti hadashey wexey tidhi rag ladnaan maxejisto, aanu galmin magac bilaash joogee waar iska alxamdulileyso ayaa seegtey, waxaana la yidhi balaayo kac guur amma guurso ayey ku tidhaahda, bal halagu eegogeedigaad raratey halkaad ku guryo furato. Ciidanka Dab-demiska Somaliland Hargeysa/Somaliland Taliska Ciidonko Horgeiso Fire CDQ Brigade DXUDJDO'

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Ma doonaysaa inaan Saddaqo ku Darsato Masaajid?

Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato. Gudida...

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir