Friday, March 29, 2024
HomeWararka“Waxaa noo qorshaysan in aanu beerno bishan 400 oo geed”…

“Waxaa noo qorshaysan in aanu beerno bishan 400 oo geed”…

    

Dawladda hoose ee magaaladda Berbera ayaa maanta dhir gaadhaysa 2500, oo geed u qaybisay shanta xaafadood ee ay ka kooban tahay magalaadaasi.

Waxaanay dhirtaasi ay dawladda hoose ee Berbera ku wareejisay guddoomiyeyaasha iyo guddiyadda shanta xaafadood ee  magaaladda Berbera, kuwaasoo  loogu tallo galay in lagu beerro xaafadaha magaaladda.

Dhirtan ay qaybisay  dawladda hoose ee Berbera waxay ka soo qaaday wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland.

Dhirtaasi ayaa hor dhac u noqon doona dhir gaadhaysa 400, oo geed oo ay qorshaysay in dawladda hoose ee Berbera ay beerto bishan aan ku jirno ee January.

Sida uu sheegay maayarka Berbera C/rashiid Maxamuud Cidin, oo goob jog ka ahaa qaybinta dhirtaasi.

Geesta kale maayar C/shakuur Cidin, ayaa si weyn ugu mahad celiyay wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, oo uu sheegay in ay kala shaqayso sidii loo dhirayn lahaa magaaladda Berbera.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)
Exit mobile version