fbpx
Wednesday, October 4, 2023
HomeWararkaSool: Wasiir Dhagax Dhigay Xarumo Laga Dhisi Doono Degmadda Yagoori

Sool: Wasiir Dhagax Dhigay Xarumo Laga Dhisi Doono Degmadda Yagoori

    

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta dhagax dhigay dhismeyaal dawladeed oo laga hirgelin doono deegaanka Yagoori ee gobolka Sool.

Dhismeyaasha uu wasiirku dhagax dhigay ayaa kala ah xarunta dawladda hoose ee Yagoori iyo saldhiga booliska ee ay degmadaasi yeelanayso.

Dhagax dhiga dhismeyaashani waxaa wasiir Faratoon ku wehelinayay maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)