fbpx
Thursday, November 30, 2023
HomeWararkaBisha Cas Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Bisha Cas Oo Qalab Ku Wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

    

Haayadda bisha Cas ee Somaliland ayaa maanta wasaaradda caafimaadka Somaliland ku wareejisay qalab caafimaad oo loogu tallo galay xakamaynta faafitaanka caabuqa Coronavirus.

Agabkaasi oo ka kooban 45 kun oo xabadood oo cafuufka (facemask) Afka la gashado ah iyo 20 kun oo xabadood oo Golofisyadda gacmaha la gashado ah.

Waxaana agabkaasi wasaaradda caafimaadka ku wareejiyay guddoomiyaha haayadda bisha Cas ee Somaliland Axmed Cabdi Bakaal.

Iyadoo uu ku wareejiyay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)