fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaWershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay

Wershadda Kala Saarista Qashinka Hargaysa Oo La Dhagax Dhigay

    

Waxaa markii u horaysay la dhagax dhigay Wershad loogu tallo galay in ay kala sifayso qashinka caasimadda Hargaysa.
Noocyadda kala gedisan ee qashinka laga ururiyo caasimadda Somaliland ee Hargaysa ayaa la geeyaa meel ka fogayn magaaladda.
Halkaasoo marka uu muddo yaalo ee uu buux dhaafo shaqinkaasi, isla goobtaasi lagu gubo.
Wershadan la dhagax dhigay ee kala sifaynta qashinka waxaa dhagax dhigay maayarka Hargaysa C/raxmaan Soltelco.
Taasoo lagu kala sifayn doono noocyadda qashinka, isla markaana loo kala saari doono Adke iyo Darreere.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)