Qiimayn lagu sameeyay sida ay degmooyinka dalku uga faa’iidaysteen mashruuca JPLG-ga ayaa maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa.
Kulanka qiimayntaasi lagu soo bandhigayay waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland.
Magaalada Kassel ee Dalka Germany oo ay Deganyihiin qiyaastii Somalida ugu badan Dalkani waxaa ka socda Khayr fara-badan oo mudan in lagala Qayb qaato.
Gudida...