fbpx
Tuesday, December 5, 2023
HomeWararkaGabiley: Qurbe Joog Qalab iyo Dirays Gaadhsiiyay Dugsi Waxbarasho

Gabiley: Qurbe Joog Qalab iyo Dirays Gaadhsiiyay Dugsi Waxbarasho

    

Xubno qurbe joogta reer Gabiley ah ayaa maanta qalab iyo dirays gaadhsiiyay dugsi waxbarasho kuu ku yaalla deegaanka Idhanka Deerayahanka oo ka tirsan gobolka Gabiley.

Waxaanay dugsigaasi qurbe joogtu soo gaadhsiiyeen dirays ay ardaydu xidhaan, buugaag iyo waxyaabo kaloo ka mida qalabka loo isticmaalo waxbarashadda aasaasiga ah ee hoose.

Sidoo kale xubnahan qurbe joogta ah waxay dirays iyo agab kaloo waxbarasho gaadhsiiyeen isla Mederasad ku taalla deegaanka Idhanka Deerayahanka. Mederasadaasi oo hore u hirgeliyeen  xubno qurbe jog ah.

Waxaana qalabkaasi maanta gaadhsiiyay goobahaas waxbarasho Shaadiya Xaaji Muuse iyo xubno kaloo ka socday qurbe joogtii soo bixisay agabkan waxbarasho.

Xubnahaasi oo ay u soo wakiisheen qurbe joogtu ayaa uga mahad celiyay qalabkan ay ku soo caawiyeen caruurta wax ka barata dusgigaasi iyo mederasadaasi.

Daawo: Warkaasi:

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)