Waxaana munaasibada xadhiga lagaga jaray masaajidkan cusub Ee magaalada berbera Ayaa waxaa kasoo maamulka gobolka saaxil iyo ka degmada, gudoomiyaha shirkada Oomaar International Maxamed Cali siyaasiyiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada Berbera.
Sidoo kale waxaa munaasibada xadhig ka jarka masaajidkani goob joog ka ahaa masuuliyinta shirkada dhistay masaajidkani ee Almis Constraction Company.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;