fbpx
Wednesday, June 7, 2023
HomeWararkaKomiishanka Doorashooyinka oo Saddex Cisho Ku Daray Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga

Komiishanka Doorashooyinka oo Saddex Cisho Ku Daray Diwaangelinta Codbixiyeyaasha Ee Gobolada Bariga

    

Koomiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa si rasmi ah u shaaciyey in muddo saddex cisho ah lagu daray diwaangelinta codbixiyeyaasha ee ka socota gobolka Togdheer iyo degmooyinka Caynaba, Gar’adag, Oodweyne iyo Ceel Afweyn.

Guddoomiye ku xigeenka Guddida doorashooyinka Qaranka Somaliland Mustafe Maxamed Daahir oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay goobo kamid ah dibadda magaaladda Burco kasii socon doonto diwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka Somaliland, halka ay goobo magaaladda Gudaheeda ahna ka socon doonto.

Waxa uu sidoo kale sheegay Guddoomiye Mustafe Maxamed Daahir in ay degmooyinka Oodweyne , Caynaba ,Gar’adag ,Ceel Afweyne iyo Qorilugud kasii socon doonto iyagana goobo kamid ah ay shaqaalaha diwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinku kasii shaqayn doonaan mudada saddexda cisho ah ee lagu daray, iyada oo goobahani ay qaarkood noqon doonaan magaalooyinka dhexdooda , halka kuwo kalena ay degmooyinka magaalooyinkaas ka baxsan noqon doonaan.

Waxa iyaguna jiri doona sida uu guddoomiye ku xigeenka Guddida Koomiishanka Qaranka Somaliland sheegay kooxo wareegaaya oo tiradoodu tahay sagaal kooxood.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Arimaha Diinta

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Afsoomaaliga buugaagta ku qoran ma badna, inta qoranna dhanka samaha uma badna…..” Sh. Mustafe Xaji Ismacil

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay in la sameeyo Jeegaan Diimeed..Daawo

Sheekh Almis Yaxye Oo Ku Baaqay Jeegaan Diimeed..Daawo

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada” Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Sidee Loo Helaa Macaanka Cibaadada" Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa’ida 48-50… Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Tafsiir Gaagaaban || Casharka 189 aad || Al-Maa'ida 48-50... Soo Jeedinta Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)

Sh. Mustafe X.Ismaaciil Haaruun Cudurada Qalbiga Ku dhaca (Al Qalbu Saliim)