Taladoonshow

Taladoon Show: Macalin Maxamed Somali iyo Hankiisa Doorashada Xilligan

Byadmin

Dec 11, 2020

Macalin Maxamed Cismaan Siciid iyo diga-rogashadiisa dhanka Siyaasada waxa ku dhaliyay inuu ku tartamo Xilka Xubnaha Golaha Deegaanka ee Caasimadda Hargeysa, waayihiisii Ardaynimo iyo Macalinimo. wuxu ku soo bandhigi doonaa si hufan Talladoon Show oo uu toddobaadkan marti ku yahay. Daawade nala wadaag Aragtidaada waxa kaaga baxay Hanka iyo Himiladda Musharraxa toddobaadkan inoo martida ah.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *