News

Af-Hayeenka Jaalliyada Guud ee Somaliland Germany oo Jawaab Adag ka Bixiyey Dhalinyaro uu Sheegay inay Magacooda isticmaaleen.

Byadmin

Nov 29, 2020

Af-Hayeenka Jaalliyada Guud ee Somaliland Germany Eng. Ahmed Diig ayaa jawaab ka Bixiyey Hadalo ka soo yeedhay Dhalinyaro ku Dhawaaqay Jaalliyado kale oo jarmalka laga Aasaasay, Halka Hoose ka Daawo Shir Saxaafadeed  Eng ahmed uu Arimahaasi kaga hadlayo.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *