Taladoonshow

Taladoon Show waa barnaamuj todobaadle ah, oo hadba lagu xogwaraysto musharaxiinta u tartamaya doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Golayaasha Deegaanka.

Byadmin

Nov 22, 2020

Waraysi Xiise leh: Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye)

Marwo Sucaad Yuusuf Odowaa (Sucaad Carmiye), waa haweenay ka mid ah aqoonyahanka Somaliland. Waa musharrax u tartamaysa Golaha Wakiiladda. Kana sharaxan Gobolka Saaxil. Halkan ka daawo waraysi xiise leh, oo barnaamujka Taladoon uu la yeeshay. Waxa barnaamujka daadihinaya Khadar Mariano.

 

Taladoon Show waa barnaamuj todobaadle ah, oo hadba lagu xogwaraysto musharaxiinta u tartamaya doorashooyinka Golaha Wakiiladda iyo Golayaasha Deegaanka.

Talk Taladoon Show halka Riix Faahfaahin kale

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *