News

Guddoomiye Cabdi Xaashi Oo Soo Saaray Habraaca Doorashada Xildhibaanada Waqooyi

Byadmin

Nov 20, 2020

Guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Xaashi Cabdilaahi ayaa soo saaray Habraaca lagu maamulayo doorashada Xildhibaanada labada gole ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi.

Qoraal kasoo baxay xafiiska Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay iyada oo la tixgelinayo duruufaha gaarka ah ee doorashada Xildhibaannada kasoo jeeda Gobolada Waqooyi kaga duwan yihin doorashooyinka kale ee ka dhacaya dalka intiisa kale oo uu kajiro Maamul goboleed lagana jawaabayo walaaca & kalsooni darrada ay ka qabaan musharixiinta kuraasta Baarlamaanka & musharixiinta Madaxweynaha ee doorashada 2021 lana raacayo heshiiskii doorashada oo ay gaareen Madaxweyne Farmaajo & dowlad Goboleedyada lagana tashtay siyaasiyiinta kasoo jeeda Gobolada Waqooyi uu soo saaray hanaanka maamul iyo habraaca doorashooyinka Xildhibaannada labada Aqal ee Gobolada Waqooyi.

Habraaca guddoomiyaha aqalka sare ayaa kusoo aadaya xilli ay xukuumada federaalka horey u magacowday guddiyada maamuli doona doorashooyinka kuraasta gobolada waqooyi.

Hoos ka Daawo:

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *