Aragtida Dadweynaha

Tacsi: Inaa Lillaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun General Abdi Mohamed Sahardeed (Abdi Dhibo) Oo Burco ku Geeriyooday.

Byadmin

Oct 19, 2020

 

Inna lilaha Waa Inna Illahi Rajucun Ma dhinte waa Illahay, Geeriduna waa Xaq Waxaa goor dhaweyd ku geeriyoday London General Abdi Mohamed Sahardeed (Abdi Dhibo) oo taariikh dheer ku lahaa Somalia iyo Somaliland, Somalia Wuxuu ka soo qabtay taliye ku xigeenki booliska somalia, Maareeyihii warshada sonkorta..Somaliland Waxa uu la soo Shaqayeeyey Mohamed Ibrahim Egal,, wuxu ahaa taaliyihi ciidanka police ka Somaliland ee Dawladaasi, Dhamaan Jaalliyada Somaliland ee Dalka Jarmalku Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan Dhamaanba Qoyska, Qaraabada iyo Qaranka uu ka Baxay, Illaahay Naxariistii janno haka Waraabiyo Aamiin.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *