News

Dawlad Deegaanka Somalida itoobiya oo oo Shaacisay Sababta Geerida Prof: Cali Khaliif Galaydh.

Byadmin

Oct 9, 2020

Xukuumadda Deegaanka Soomaalida ayaa sheegtay in Cali Khaliif Gallaydh, u geeriyooday COVI-19 sida uu Warbaahinta Dawladda u sheegay wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Deegaanka Mukhtaar Yuusuf.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *