Haldoornews.com
Ra,iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Hassan Ali Khayre oo Booqasho Sas ku Abuurtay Farmaajo ku Tagay Jabuuti.
October 5, 2020 - Written by admin

Ra,iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Xasan Cali Khayre ayaa Booqasho ku Tagay Dalka Jabuuti, halkaasi oo uu ku Qaabiley Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Ma jiro war Rasmi ah oo ka soo Baxay Kullanka labada Masuul balse Dhinaca kale kullanka ayaa Sas ku Abuuray Xukuumada Dhawrka Bilood u Hadhsanyihiin ee Madaxwayne Farmaajo oo iyagu Si Sharci darro ah Xilka uga Tuuray Masuulkan.

Haldoor news kala Soco Warar ku Saabsan Safarka Ra,iisal Wasaare Hassan Ali Khayre ee Dalka jabuuti.

COMMENTS
Arimaha Diinta