|
|||||
Haldoornews.com
Maayarka Gabiley oo 14 Jir Facebook Ku Dhaliilay Xabsiga u Taxaabay iyo Ceebta ka Taagan Timir aan Caqli lagu Beerin oo Qalashay.
September 4, 2020 - Written by admin
Laba habeen ayuu Xabsiga ugu jiraa Qoraal iyo Sawir uu Facebook-ga kula Wadaagay Bulshada taasi oo uu kaga hadlay Timir lagu Beeray Jidadka Gabiley oo Qalashay, waxaanay Arintaasi Gubtay isla markaana Xadhig miciinsaday Maayarka Gabiley Maxamed Cumar Cabdi oo isaga oo Guri jiingad ah ku jira Maayar noqday imikana Fooqa magaalada u dheer Dhistay isla markaa jid laami ah oo Gaar ah hor marsaday. Waxaanu ugu Baaqaynaa Badhasaabka Gabiley iyo Wasiirka Arimaha Gudaha in Wax laga Qabto ku Takri Falka Awoodaha maayarada Dalka ee Shacabka sida Xoolaha u Xidhanaya. Aadan Yuusuf
COMMENTS
|
Wararka
|