News

Haweenay Saamayn Ku leh Gobolka Saaxil oo isu Soo Sharaxday Golaha Deegaanka Degmada Berbera.

Byadmin

Sep 29, 2020

Sabaax Maxamed Guuleed oo ka mid ah Qurbajoogta iyo Aqoonyahanka Reer Somaliland ee ku Dhaqan Wadanka jarmalka ayaa Shaacisay inay utaagantahay Musharaxnimada Golaha Deegaanka ee Degmada Berbera.

Sabaax oo ka mid ah Haweenka Reer Somaliland ee Dalka jarmalka soo Galay Horaantii Sagaashamaadkii ayaa Go,aansatay inay Dadkeeda Wax ku Celiso isla Wax ka Qabato Bilicda  magaalada Berbera.

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *