Haldoornews.com
Alle Ha unaxariistee Waxaa Biedenkopf lagu Aasay Abdifatah Yusuf Ahmed oo lagu Dilay Jarmalka
September 9, 2020 - Written by admin

Innaa Lillaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaa Magaalada Biedenkopf lagu Aasay Abdifatah Yusuf Ahmed oo Gacan ka xaqdarani ku Dishay magaaladaasi, waxaana Aaskiisa ka soo qayb galay Dad wayne kala Duwan.

COMMENTS
Arimaha Diinta