|
|||||
Haldoornews.com
Degdeg Farmaajo oo aqbalay xil ka qaadista ra’’sial wasaare Kheyre
July 25, 2020 - Written by admin
“Kala fogaanshaha Xukuumadda iyo hay’adda sharci dejinta waa mid wiiqeysa horumarkii la sameeyay, si taas loo daba qabtana waxaan go’aansaday inaan tixgeliyo codka Golaha Shacabka oo ah hay’adda aasaaska u ah qarannimadeenna.”
Madaxweynaha ayaa uga magadceliyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre “hawlkarnimadii uu muujiyay muddadii uu xilkan hayay” wanaagsan
COMMENTS
|
Wararka
|