Safiirka Somaliland ee Dalka jarmalka iyo Xubno ka mid ah Jaalliyadaha Somaliland ayaa Kullan Afureed ay isugu yimaadeen Hambalyo ugu Diray Shacabka Somaliland Xuska Sanadguurada 29aad ee ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshada Xoriyadeeda.
Kullankan oo ka Dhacay Magaalada Kassel ayaa ujeedadiisu ahayd Hambalyada Xuska 18 may ayaa Waxaa Qayb ka ahaa Qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka Somaliland.