Haldoornews.com
Tacsi Tiiraanyo leh oo Ku Socota Qoyska Reer Aleeli Muxumed oo ku Baxay Aadan Aleeli Muxumed oo Jigjiga ku Geeriyooday.
February 16, 2020 - Written by admin

Innaa Lilaahi Wa innaa Ileyhi Raajicuun, Waxaanu Tacsi Tiiraanyo leh udiraynaa Dhamaan Qoyska Reer Aleeli Muxumed oo uu ka Baxay Alle ha unaxariistii Aadan Aleeli Muxumed oo ku Geeriyooday magaalada Jigjiga, Waxaanu Si Gaar ah uga Tacsiyeynaynaa Aadan Cabdi Aleeli oo Marxuumku Adeer u ahaa ,Waxaanu illaahay uga Baryeynaa in uu naxariistii janno ka Waraabiyo Aamiin.

COMMENTS
Arimaha Diinta