Haldoornews.com
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Shir Kaga Qayb Galay Dalka Holland + SAWIRRO
January 24, 2020 - Written by admin

Wasiirka wasaarada Hormarinta Beeraha Md Ahmed Muumin Seed ayaa maanta Kaqayb Galay Kullan Lagaga Hadalayayo Waxsoosaarka Beeraha, Kullankaasi oo ka dhacay Magaalada Amsterdam ee Dalka Holland.

wasiirka Hormarinta Beeraha oo Hadal kooban Halkaasi ka jeediyay ayaa kaga Waramay Waxsoosaarka Somaliland iyo Horumarka Dhinaca beeraha ee ay Awooda Saartay Xukuumada Madax wayne Muuse Biixi Cabdi.

Halka hoose ka Daawo Muuqaalka iyo Sawirada Kullankaasi

COMMENTS
Wararka