Featured News

Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland oo Jarmalka kaga Qayb galay Shirwayne Caalmi ah.

Byadmin

Jan 20, 2020

 

Berlin (Haldoornews)- Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed iyo Wafti uu Hogaaminayo ayaa ka qayb galay Shirwayne Caalami ah oo lagaga Hadleyey Horumarinta Beeraha Africa

(6th German-African Business Agriculture Form)  kaasi oo ay ka soo Qayb galeen Wasiirada Beeraha iyo ee Africa, Wasiirka Beeraha iyo Cuntada ee Jarmalka, Safiiro iyo Shirkado Caalami oo kala Gedisan.

Sidoo kale Waxaa Shirka ka Qayb galay Hogaanka Sare ee Jaalliyada Guud ee Somaliland iyo Shirkado Somaliland ka socday oo ay ka mid ahayd Shirkada Gamuur furniture.

Muuqaalka Shirka iyo Sawirro kale ka Daawo Goor dhaw Haldoornews.com

Mustafe Future

Haldoornews Berlin

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *