Haldoornews.com
Jaalliyada Somaliland ee Jarmalka oo Si Wayn usoo Dhawayeeyey Wafti uu Hogaaminayay Wasiirka Horumarinta Beeraha
January 19, 2020 - Written by admin

Frankfurt (Haldoornews)-Jaalliyada Somaliland ee Jarmalka ayaa Si Wayn usoo Dhawayeeyey Wafti uu Hogaaminayay Wasiirka Horumarinta Beeraha oo Shir kaga Qayb galaya Magaalada Berlin ee Caasimada Wadanka Jarmalka.
Waftiga Wasiirka oo ka soo Degay Madaarka Frankfurt international ayaa shirar kala Duwan kaga Qayb gali doona magaalooyin ka mid ah Dalka jarmalka oo ay marti qaad ka heleen.

Daawo Muuqalka Soo Dhawaynta oo Dhamaystiran

 

COMMENTS
Arimaha Diinta