News

Degdeg: Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Geeriyooday

Byadmin

Nov 1, 2019

Hargeysa(Haldoornews):-Alle ha u naxariistee, Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas, Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cubitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa.

Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii u dambeeyey xanuunsanayey, waxaanu dhawr jeer xaaladd cafimaad ugu baxay dalka dibadiisa.

Source:- HORN CABLE TV,

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *