Ogaysiis: Kullanka Jaalliyada Somaliland ee Sweden iyo Xildhibaan C/laahi Black oo ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
October 29, 2019 - Written by admin
Waxaa lagu Wargalinayaa Jaalliyada Somaliland ee Sweden Gaar ahaan Magaalada Stockholm in uu Jiro Kullan Soo Dhawayn iyo Xogwaraysi ah oo uu Marti ku Yahay Xildhibaan C/laahi Xuseen Cige (Black) oo ka Tirsan Golaha Wakiilada Somaliland
Xildhibaanka ayaa Jaalliyada la Wadaagi Doona Arimo Fara Badan Oo Khuseeya Guud Ahaan Dalkii Hooyo, Hadaba Waxaanu Aad Idinku Adkaynaynaa Inaad Wakhtiga Dhawrtaan Kana Soo Qayb Gashaan.