Haldoornews.com
Bahda Haldoornews Waxay Hambalyo Meher udirayaan Lamaanaha Ahmed Ali Hassan iyo Hadiya Ahmed Nuur oo meherkoodu ka Dhacay Hargeisa
September 23, 2019 - Written by admin

Dhamaan Maamulka iyo Hawladeenada Shabakada Haldoornews Meel kasta oo ay joogaan Waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka Ahmed Ali Hassan iyo Hadiya Ahmed Nuur oo meherkoodu ka Dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay Noqda labadii Isku Waara Ubad Khayr Qabana Kala Hela Aamiin.

COMMENTS
Arimaha Diinta