Haldoornews.com
Munaasibad Qalinjabin ah oo loo qabtay 125 arday oo ka qalinjabiyey Jaamacadda Abaarso Tech University + Daawo Sawiro
August 26, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews):-Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo uu ka soo qaybgalay madaxweyne ku xigeenka Somalilan Mud. Cabdiraxmaan Ismaaciil Saylici, wasiiro, aqoonyahano, axsaabta qaranka ayaa ka qabsoontay magaaladda Hargeisa, gaar ahaan hotel Grand Haadi
Ardaydaas oo tiradoodu dhamayd 125 arday, oo ka kala baxay waxbarashadda heerka koowaad ee degreega iyo waliba waxbarashadda heerka labaad ee masters ka, kana kala socday campus yadda Jaamacadu ku leedahay Burco iyo Hargeisa.
Kuliyaddaha laga qalinjabiyey ayaa waxa ka mid ahaa Master in Business Administration, Master of Public Health, halka kuwa kuwa heerka koowaad qaatay ay kala yihiin Public Health, Nursing, Midwifery, Laboratory, Biomedical Sciences, Software Engineering, International Relations and Development Studies, Entrepreneurship.


Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta