Haldoornews.com
War deg deg ah: Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex oo saaka Xukun Culus ku riday Coldoon.
July 8, 2019 - Written by admin

Hargeysa (Haldoornews):- Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex ayaa waxaa ay saaka saddex sanno iyo lix bilood oo xadhig ah ay ku xukuntey Cabdimaalik Muuse Coldoon .

Xadhigan ayaa waxaa si adag u canbaareyey Ururka Suxufiyinta Somaliland ee SOLJA , Qareenadii u doodaayey iyo Abwaano reer Somaliland

COMMENTS
Arimaha Diinta