Haldoornews.com
Dhacdo yaable: Gabadh muddo iska dhigeysay nin oo haween dhowr ah guursatay oo la qabtay + Akhriso Magaalada lagu qabtay.
July 7, 2019 - Written by admin

Gaalkacyo (Haldoornews):-Dhacdo layaableh ayaa ka dhacday saldhiga booliska ee ku yaala magaalada gaalkacyo ayaa waxaa ay ciidamada boolisku soo bandhigeen Gabadh muddo iska dhigeysay nin oo haween dhowr ah guursatay .

Taliyaha booliiska magaalada Gaalkacayo oo goordhaweyd ka hadlay arrinta gabadhan ayaa sheegay in dumarka ay qabtay qaarna ay hadda la joogeen kuwana ay kala tageen.

ciidamadu waxaa kale oo ay sheegeen in ay haysatay bastoolad aan la garanayn waxay u isticmaalaysay .

Gabadha oo lagu magacaabo Deeqa waxaa ay xubinta taranka ee raga u adeegsan jirtay bahalka madow ee sawirka hoose ka muuqda.

Gabdhan oo muuqaalkeedu xaga hoose idiinka muuqda ayaa isku eekaysiisay qaabka Nin rag ah.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta