Haldoornews.com
Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyska Reer Qardojeex Oo Ka Baxay Marxuum Ibraahin Qardojeex Oo Ku Geeriyooday DalkaTurkey-ga.
June 19, 2019 - Written by admin

waxaanu Tacsi Tiiraanyo Leh Udiraynaa Qoysa Reer Qardojeex Oo Ka Baxay Alle Ha Unaxariistee Marxuum Pro.Ibraahin Cali Faarax (Ibraahin Qardojeex) Oo Turkey-ga ku Geeriyooday, Waxaanu Illaahay uga Baryeynaa in Uu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo, Waxaanu Si Gaar ah uga Tacsiyaynaynaa Fanaanada Shamis Qardojeex Oo ay Marxuumka Walalo Ahaayeen.Dhamaanteen Alle Samir iyo iimaan saadiqa ha inaga wada siiyo Aamiin.

COMMENTS
Arimaha Diinta