Haldoornews.com
Halkan kaga Boggo Khasaaraha Rasmiga ah ee Dhimashada iyo dhaawaca ay sababeen roobkii xalay ka da’ay magaalada Hargeysa.
May 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa (Haldoornews):- Wasiirka arimaha gudaga , wasiirka Warfaafinta , Taliyaha ciidanka Booliska , Badhasaabka Hargeysa ayaa waxaa ay faah faahin ka bixiyeen khasaaraha ka dhashay roobab xooganaa oo galabta ka Da,ay magaalada Hargeysa

Wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in inta ay ilaa hada ay ogsoon yahiin ay roobabkaasi ka dhasheen khasaare nafeed iyo maalba waxaana ku dhintey 5 qof halka 9 qof oo kale-na la bad baadiyey

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta