Haldoornews.com
Halkan Daawo: Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Si Wayn u Xusay Sanadguurada 28-aad ee Dib ula soo noqoshada Somaliland.
May 10, 2019 - Written by admin

Halkan Daawo: Jaalliyada Somaliland ee Germany oo Si Wayn u Xusay Sanadguurada 28-aad ee Dib ula soo noqoshada Somaliland.

 

Jaalliyada Somaliland ee Jarmalka ayaa Magaalada Kassel ku Qabtay Munaasabad loogu Dabaal Degayay Sanadguurada 28-aad ee ka soo Wareegtay Dib ula soo noqoshadii Somaliland, Halkaasi oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala Duwan, Fanaaniin ay ka mid ahayd Fanaanada Wayn ee    Reer Somaliland Nimco Maxamed Cabdi (Nimco Degan) iyo Siciid Hargeysaawi.

Ugu Horeyn Gudoomiyaha Dallada Guud ee Jaalliyada Somaliland ee Jarmalka Muna Maxamed Saleebaan oo halkaasi ka hadashay ayaa Soo Dhawaysay Dadwaynihii ka soo Qayb galay Xaflada iyada oo ku Dheeraatay Qiimaha ay Xuska 18 may uleeyahay Somaliland.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta