Haldoornews.com
Alle Ha unaxariistee Xaaji C/kariin Xuseen (Cabdi Waraabe) ayaa Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa.
May 10, 2019 - Written by admin

Alle Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Waxaa Magaalada Hargeisa Ku Geeriyooday Marxuum Xaaji Cabdikariin Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe)oo Ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Guurtida isla markaana ahaa Odayga ugu Da’da Wayn Somaliland.
Xaaji Cabdi Waraabe waxa uu ahaa Haldoor in ka Badal 100 Sanno ahaa  Astaantii Guurtidda ,Nabadda iyo Waayeelnimadda  .

 

isla markaana Taariikh Nololeedkiisa aanu idiinku soo Gudbin doono Barnaamujyada Danbe.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta