Hooyo Bilaa Guri ah oo ilmo Yar oo wadnuhu Daloolo Haysata umada islamka ahna ka Codsatay inay so Cawiyaan wixii ay awoodaan
April 26, 2019 - Written by Yasin dhegocade
Muuqaal Naxdin ah Hooyo ninkii qabay ku eryay Xanuun helay wiil ay dhaleen oo Todobo sano la Jiifay Xanuun kaga Dhacay wadnaha oo Burco Hoy La,aan ku Haysa wll Caawi oo u Gargaar