Haldoornews.com
Salaadiin Iyo Cuqaal Sheegay Inuu Madaxweyne Muuse Biixi Dhulka Madaxtooyada Cusub laga dhisayo uu Xoog Kaga Qaadey + [ Muuqaal ]
April 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa (Haldoornews):- Saladiin iyo Cuqaal ka soo jeeda beesha madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay sheegen in madaxweynaha Somaliland uu dhul ay leeyihiin uu xoog kaga qaadey isla markaana uu ka dhigaayo madaxtooyo taas oo ay sheegen in aaney marnaba aqbali doonin

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta