Haldoornews.com
Daawo Hambalyo Aroos iyo Heeso Lagu Maamuusay: Abdifatah Nafaqo iyo Marwadiisa Suhan Awil Mohamed oo Arooskoodu ka Dhacay magaalada Erlangen ee Cariga Jarmalka.
April 9, 2019 - Written by admin

Dhamaan Bahda Haldoornews Waxay Hambalyo Kal iyo laab ah udirayaan Arooska Boqorka: Abdifatah Nafaqo iyo Marwadiisa Suhan Awil Mohamed oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Erlangen ee Dalka jarmalka, Waxaanu leenahay noqda labadii isku Waara ubad Khayr Qabana Kala Hela Aamiin, Aamiin.


Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta