Haldoornews.com
Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta Deegaanka Bariga Hargeysa Oo Baaq Kasoo Saaray Biyo La’aan Baahsan Oo Soo Food-saartay Deegaankaas
April 8, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Haldoornews)-Madax-dhaqameedka, Salaadiinta iyo Gudida Qoryaale ee Deegaanka Bariga Hargeysa ayaa si wada jira baaq uga soo saaray, Biyo la’aan baahsan oo soo food-saartay Deegaanada Sabawanaag iyo Cadaadley.

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta