Haldoornews.com
Masuul Iska Casilay Xukuumada Somaliland Oo La Xidhay. 
March 20, 2019 - Written by admin
Hargeysa -(Haldoornews)-Agaasimihiiguud ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Dr. Cismaan Xuseen Warsame oo is casilay shalay ayaa xalay lagu xidhay magaalada Hargaysa.

Ilaa imika ma cada sababta rasmiga ah ee loo xidhay masuulkan shalay iska casilay xukuumada.

Waxaanu ku sababeeyay is casilaadiisa arimo caafimaad, waxaanu sheegay in madaxwayne Muuse ka aqbalay codsiga is casilaada oo uu ugudbiyay.

Waxaa maalmihii ugu dambeeyey ku jiray Wasaarada Warfaafinta Somaliland Hantidhawrka qaranka oo baadhid ka waday wasaaradaasi.

 

Xigasho: Hadhwanaagnews

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta