Haldoornews.com
Ciidamo kala duwan oo Boolis iyo Laanta Socdaalka ka Tirsan oo Tababaro oo loo gabogabeeyey….Daawo Muuqaal
March 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa, Khamiis 14/3/2019 (Haldoornews):-Ciidamo kala duwan oo ka kala tirsan ciidamada booliska iyo laanta socdaalka ee somaliland ayaa tababar loogu soo xidhay dugsiga mandheera ee gobolka saaxil.
Tababarkan oo ay ka qayb galeen hogaanka ciidamada booliska iyo wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ayaa u soo xidhay ciidamaddan tababarka qaadanay mudada ee dugsiga mandheera ku sugnaa…..Hoos ka daawo Faahfaahinta

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta