Haldoornews.com
Agaasimaha Shaqada Maxamed Ilkacase oo ku Haftay Su,aalo laga waydiiyey Caruur Darbi Jiif ah oo dhawaan ay wasaaradoodu xidh xidhay ….Daawo Muuqaal
March 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa, Khamiis 14/3/2019 (Haldoornews):- Agaasimaha Guud ee wasaarada shaqo galinta somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase) oo waraysi lala yeeshay wax lagaga waydiiyey Shirkii golaha dhexe ee kulmiye oo xisbiyada mucaaridku xoog u dhaliileen , sidoo kale agaasimaha mar wax laga waydiiyey caruurtii darbi jiifka ahayd ee dhawaan wasaaradoodu ay xidh xidhay isla markaana maxkamadi xukuntay ayaa uu ka gaabsaday in uu ka jawaabo waxaana uu isaga riixay in wax laga waydiiyo xeer ilaalinta isagoo ku dooday in aanu arimahaas diyaar u ahayn in uu ka jawaabo….

Daawo Muuqaal

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta