Haldoornews.com
Daawo: Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ku Dhawaaqey Inay Hakiyeen Wada Hadal Xukuumada U Socdey Iyo Sababta
October 3, 2018 - Written by admin

Xisbiyada mucaaridka
Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegen in ay hakiyeen wada hadal u socdey xukuumada kaas oo ku saabsan doorashooyinka soo socda iyo guddida doorashooyinka

Xisbiga Waddan waxaa uu sheegay in uu wada hadalka la tagay qorshe ah in la kala diro komishanka doorashooyinka Somaliland kaas oo laga diiday .

Sidoo kale xisbiga UCID ayaa waxaa uu sheegay in uu wada hadalkaas la tagay qorshe ah in laba xubnood loogu daro laba xisbi kominshanka doorashooyinka isla markaana iyagana lagu diiday .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta