Haldoornews.com
” Kulmiye Caadadii Weeye ” Siyaasi C/Raxmaan C/Qaadir Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistii Jaamac Shabeel Iyo Xaalada Dalku Maraayo.
October 1, 2018 - Written by admin

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa maanta wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyey wariye Badri Koozar Oo ka tirsan Telefishanka Eryal Tv.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo wax laga weydiiyey xil ka qaadistii Jaamac Shabeel ayaa sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn
Sidoo kale SIyaasiga ayaa waxaa uu ka Hadley xaalada uu maanta uu dalku maraayo isaga oo talooyina warbaahinta u mariyey madaxweyne Muuse Biixi

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta