Haldoornews.com
” Qalbi Dhagax Baabuur Buu Naga Gubey Oo Aanu Ka Dooneynaa..” Madax Dhaqameed Reer Burco Ah + [Muuqaal ]
September 27, 2018 - Written by admin

Qaar ka mid ah madax
dhaqameedka magaalada Burco ayaa waxaa ay ka hadlen Cabdikariim Qalbi dhagax oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey waxaana ay madax dhaqameedkani ay shaaciyeen In Qalbi dhagax uu baabuur ka gubey isaga oo ONLF ah isla markaana ay iminka ka doonayaan baabuurtii iyo hantidii saarneyd ba

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta